War Dag Dag ah DHAGEYSO: Ciidanka Itoobiya oo isaga Baxay Dhuusa-mareeb

War Dag Dag ah DHAGEYSO: Ciidanka Itoobiya oo isaga Baxay Dhuusa-mareeb

0
SHARE

Ciidanka Itoobiya ayaa maanta waxa ay baneeyeen qeybo ka mid ah Magaalada Dhuusa-mareeb ee Gooblka Galgaduud, iyaga oo u ruqaansaday wadanka Itoobiya.

Wariyaasha ayaa Soo sheegaya in Ciidanka Itoobiya oo saldhigooda ugu weyn ku lahaa Degmada Dhuusa-mareeb, ay faarujiyeen, kuwaas oo ugu dambeyntii u gudbay dhanka xuduuda Itoobiya ay la leedahay Soomaaliya.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY