Dhageyso Xildhibanada Aqalka Sare ee Dowlada Somaliya oo Faroole & ...

Dhageyso Xildhibanada Aqalka Sare ee Dowlada Somaliya oo Faroole & Cabdi Qeybdiid u doortay Xilal Muhiim ah Maanta

0
SHARE

Waxaa Maanta  Magaalada  Muqdisho ee Xarunta  Dalka Kalfadhi  ku yeeshay Guddoonka Aqalka Sare kaas oo Ajendaha looga hadlayo uu ahaa doorashada xubnaha guddiga aqalka sare ee deb u eegista dastuurka.

Waxaana fadhiga Maanta lagu doortay guddiga Dibu eegista Dastuurka waxaa lagu qeybsaday Hanaanka Nidaamka 4.5, taas oo muujinaysa xubnaha maanta sida la doortay Waxana la Dootay Senataro Gaaraya  ilaa 6 Ruux oo ay ka Mid ahaayeen  Sen. Cabdiraxmaan Maxamed Maxamud-Faroole iyo Sidoo kale Sen. Cabdi Xasan Cawaale Qeydiid

Inkastoo Nidaamka 4.5 lagu doortay Senatorada haddana inta badan beelaha waa isu tanaasuleen marka laga reebo Beelaha Hawiye iyo Dir

Hoos ka Dhageso Codka 

 

LEAVE A REPLY

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.