Daawo jaaliyada Galmudug ee Uk oo Ka Hadashay Doorashadii ka Dhacday...

Daawo jaaliyada Galmudug ee Uk oo Ka Hadashay Doorashadii ka Dhacday Galmudug ee Lagu Doortay Madaxweynaha Cusub ee Galmudug

0
SHARE

HM__Xafiiska London >> Jaaliyada Dowlad Gobaleedka galmudug ee Uk aya Waxa ay ka Haashay Doorashadii ka dhacday Magalada Cadaado ee Xarunta KMG ee Galmudug , doorashadaasi oo lagu  Doortay Madaxweynah Cusub ee Dowlad Gobaleedka galmudug Axmad Ducaale Gelle Xaaf .

Kulankan oo ay ka Soo Qayb Galeen Xubno ka tirsan Jaaliyada Galmudug ee Uk iyo Sido kale Wakilka Jaaliyada Galmudug aya Waxa Fariin loogu diray Madaxweynaha galmduug iyadoona arimo ku Saabsan Doorahada Galmudug ay ka Hadlayan Jaaliyada Galmudug

Hoos ka Daawo Muqaalka 

LEAVE A REPLY

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.