Daawo-Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle oo la kulmay Safiirka Dowlada Talyaaniga u...

Daawo-Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle oo la kulmay Safiirka Dowlada Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya.

0
SHARE

HM__Xafiiska Gaalkacyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle ayaa la kulmay Safiirka Dowlada Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya.
Safiirka iyo madaxqeynaha ayaa waxa ay kawada hadleen arimo dhowr ah oo ay ugu muhiimsaneed sidii dowlada Talyaaniga uga taageeri lahay Dowlad Goboleedka Galmudug hormarinta kaabayaasha dhaqaalaha oo ay ugu muhiimsaneed Howlgalinta Dekada Hobyo,Wadooyinka iyo Hirgalinta TV ey yeelato Galmudug madaama loo bahanyahay warbaahin la hadasha bulshada.
Madaxweynaha ayaa inta uu ku suganyahay magalada muqdisho kulamo joogta ah la yeelanaya madax kala duwan Waxana Lbada dhinac la isku afgarteen in galmudg laga saacido horumarinta deganka

Hoos ka Daawo Sawirada 

LEAVE A REPLY