Daawo Muqaalka Qudbadihii oo Dhamaystiran :Kulankii Dhax Maray Beesha Habargidir iyo Ra,iisul...

Daawo Muqaalka Qudbadihii oo Dhamaystiran :Kulankii Dhax Maray Beesha Habargidir iyo Ra,iisul Wasare Kheyre Madaxweynaha Galmudug oo Sheegay in..

0
SHARE

Dowladda Soomaaliya ayaa war aad loogu farxo ka heshay Beesha Habar Gidir oo kamid ah beelaha Hawiye kadib kulamo maalmo badan qaatay oo ay la hayeen.

Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Madaxweyne Farmaajo iyo RW Kheyre ay dalbadeen taageerada Beesha Habar Gidir kadib markii uu shaki xoogan soo kala dhex galay.

Beesha Habar Gidir oo hub badan iyo awood militeri ku leh Muqdisho ayay dowladu ka dalbatay in hubkooda la qarameeyo isla markaana ciidamada dowladda lagu daro ciidamadooda”sidaas waxaa sheegay dadkii ka qeyb galay kulamadaas

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Geelle Xaaf ayaa si weyn ugu shaqeeyay in heshiiskan uu dhexmaro dowladda iyo beesha Habar Gidir

Hoos Ka Daawo Muqaalka oo Dhamaystiran

LEAVE A REPLY