Daawo Muqaal:Madaxweyne Xaaf oo Qudbad u Jeediyay Jaaliyada Soomaliyeed ee London ,...

Daawo Muqaal:Madaxweyne Xaaf oo Qudbad u Jeediyay Jaaliyada Soomaliyeed ee London , Maxuuse ka Hadlay|

0
SHARE

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug aya ka Qayb Galay Kulan ay Soo Qaban Qaabiyeen Jaaliyada Soomaliyed ee uk Wxaana Madaxweyen Xaaf u Qudbad uu u Jeediyay  Ka soo Qayb Galayaashii Xafladaasi

Madaxweynaha Mamulka Galmudug aya  Waxa uu shegay in Jaalyada looga Bahaan yhay in ay ka Qayb Qaataan Dhismaah Maamulkiisa  iyo Dib u Dhiska Degaanka Waxana uu shaca ka qaaday in Xiligan uu maamulkiisa uu yahay  Mid Curdun ah isla Markana jaaliyadaha looga baahan yahay in deganka ay yimaadaan oo dhismaha maamulkiisa iyo  horumarinta Deganka ay ka Qayb Qataan

Madaxweyne Xaaf aya London u yimid sidii uu uga Qayb Gali lahaa Shirka London Waana Safarkii ugu Horeyay oo isaga oo Madaxweyne ah uu ku yimadaado  London Uk

Hoos ka Daawo Muqaalka

LEAVE A REPLY