DAAWO MUUQAAL:-Wariye Coldoon oo saxaafada la hadlay ka dib markii laga sii...

DAAWO MUUQAAL:-Wariye Coldoon oo saxaafada la hadlay ka dib markii laga sii dayay xabsiga hargaysa

0
SHARE

Wariye cabdi maalik muuse coldoon ayaa saxaafada kula hadlay magaalada hargaysa ka dib markii laga sii dayaay xabsiga hargysa  wariye coldoon ayaa ka hadlay wixii uu la kulmay intii uu xabsiga ku jiray

Maamulka Hargeisa ee Somaliland aya la Sheegay in ay Caburin ku hayaan Saxafada ka Hawulgasha Deganadassi waxana  ilaa iyo Hada Xiran Waragaysyo caan ah oo somaliland xarumaheeda ay mudo  badan ay u xiran yihiin

Wararka Qaar aya Shegaya in Sii daynta cabdi maalik ay timid kadib Markii Odayaal ka soo jeeda Beesha Cabdi Maalik iyo Wasaarada arimaha gudha ay Heshiis ku Galeen arimo Badan taasi oo sahashay in mudo kadib xabsiga laga soo saaro wariye Cabdi Maalik Muse Coldoon oo horay loogu xiray safar uu ku Tagay Muqdisho Awgeed

Gobalada Waqooyi  ee Soomaliya  waxa ay ka Mid tahay Gobalada somaliya oo inta Badan tacadiyo loogu Gaysto Wariyaasha Soomaliyeed Waxana Gobalka Banaadir uu yahay Gobalka inta Badan wariyaasha Soomaliyeed lagu dhibaateeyo Halka  somaliland ay ku soo biirtay meelaha saxaaafada xorta ah lagu caburiyo

Hoos ka Daawo Muqaalka  Cabdi Maalik

LEAVE A REPLY