Daawo Qisadii Sarah iyo boqorkii daalimka ahaa (Sheikh Sheikh Said Ali )

Daawo Qisadii Sarah iyo boqorkii daalimka ahaa (Sheikh Sheikh Said Ali )

0
SHARE

HM_Xafiiska Austria Assalamu Calaykum Dhamaantiin  ,Ramadaan Mubaarak.

Qisooyinku waa hab qofka iyo umadaha lagu tarbiyadeeyo. Waa qaab uu nabigu (csw) uu ku tarbiyadayn jiray asxaabtiisa ,Barmaamijkani waa barmaaijkii koowaad ee barmaamijyo silsilad qisooyin ah oo aan ugu talagalay bishan Ramadaanta. Waxa aan silsiladan ugu magac darnay “Qisooyin uu nabi Maxamed (calyhi salaatu wa salaam) ka sheekeeyay. Barnaamijkan koowaad waxa mawduuciisu waa :

Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay (1) – Qisadii Sarah iyo boqorkii daalimka ahaa

Mahadsanidin.
Siciid  Cali Axmed Ottawa Canada 

Hoos ka Daawo Muqaalka 

LEAVE A REPLY