Daawo Sawirada Boqorka Holland oo laga War Helay in uu Yahay Duuliye...

Daawo Sawirada Boqorka Holland oo laga War Helay in uu Yahay Duuliye Diyaradeed iyadoon aan laga Way Hayn

0
SHARE

Boqorka dalka Holland Mr.Willem Alexander ayaa markii ugu horeeysay soo bandhigay in mudo badan uu ahaa Duuliye u shaqeeya shirkada Diyaaradaha dalka Holland ee KLM kaas oo dadka ka qarin jiray xirfadiisa ama shaqdiisa .

Mr.Willem Alexander ayaa sidoo kale sheegay in uu iska qarin jiray dadka balse waxaa la yaab noqotay qaar ka mid ah Duuliyaasha Diyaaradaha dalka Holland oo garan waayay Willem Alexander oo shaqaan in mudo ah ku soo dhex jiray .

” Rakaabka diyaaradaha iska daayee xitaa Duuliyaasha u shaqeeya shirkada KLM iyo Air France ima garan jirin , waxaana in mudo ah ka soo shaqeenayay xirfadaan sidaas waxaa yiri Boqor Willem Alexander






LEAVE A REPLY