Daawo Sawirada Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale oo Dib Ugu...

Daawo Sawirada Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale oo Dib Ugu Soo Laabtay Magaalada Cadaado.

0
SHARE

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magalada Cadaado EE xarunta Kmg-ka EE Galmudug.

Madaweynaha oo baryahan kusugnaa caasimada jamhuuriyada federaalka Soomaliya kulamo kala duwana la qaatay madaxda Dowlada Federaaalka iyo madaxda beesha caalamka ayaa ka soo kicitimeen magaalada Muqdisho.

Madaxweyne Axmed Ducaale ayaa warbaahinta kaga waramay Safaradii kala duwnaa uu ku tagay dalka gudihiisa iyo dibasiisa isagoo sheegay inuu guul ku guulaystay xiriirka caalamka iyo iskaashiga dowlada Somalia

Dhankale madaxweynaha ayaa shacabka Cadaado ka codsaday in ciidanka nadabgalayada ay kala shaqeeyaan Aminga madaama Cadaado ay ku soo wajahanyihiin marti caalaami ah oo farabadan.

  

LEAVE A REPLY