Deg Deg:Dhageyso Madaxweynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmajo oo Goordhaw ka Soo Dagay...

Deg Deg:Dhageyso Madaxweynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmajo oo Goordhaw ka Soo Dagay Cadaado, iyo Amaanka oo Si Wayn loo Adkeyay

0
SHARE

Wafdi uu Hogaaminaayo Madaxweynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmajo ayaa Gor dhow ka soo dagay garoonka diyaaraha ee Magalada Cadaado Halkaasi oo uu ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Dowlada Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo sarakiil ka tirsan madaxtooyada Galmudug.

Farmaajo ayaa markii uu ka soo dagay diyaaradii uu la socday ayaa waxaa uu salaan sharaf uu ka qaatay ciidamo ka tirsan Galmudug isagoona lo tumay astaanka qaranka soomaliyeed.

Wafdiga Madaxweynah aya loo Kaxeyay Xarunta Madaxtooyada Galmudug Hlakasi uu uu Qudbad ka Jeedin Doono

Hoos ka  Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY