Dhagayso: Gabar mudo 18 Sano ah baadi goobeysa Qoyskeeda & Qisadii qabsatay...

Dhagayso: Gabar mudo 18 Sano ah baadi goobeysa Qoyskeeda & Qisadii qabsatay Markii ay luntay

0
SHARE

Farxiyo Maxamed oo ah gabar dhalinyaro ah ayaa magaaladda Muqdisho ka baadi goobeysa qoyskii ay ka dhalatay oo ay kasoo luntay mudo haatan laga joogo ku dhawaad 18 sano.

Gabadhan ayaa qoyskeeda ka dhuntay sanadkii 2000-dii, waxaana markaas gacanta ku dhigay qoys kale oo markii ay waalidiintood ku waayeen soo koriyay.

“Waan yaraa mana xasuusto qoyskeyga, laakiin hooyadey Waxaa la dhahaa Xaliimo, Aabaheyna Maxamed, waxaan umaleynayaa halkii aan daganaa iney KPP aheyd”ayay tiri gabadha Farxiyo.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY