DHAGAYSO: P/Land oo ku dhegan DFS & Shabaab-kii ugu badnaa oo lagu...

DHAGAYSO: P/Land oo ku dhegan DFS & Shabaab-kii ugu badnaa oo lagu sii daayay amar kasoo baxay…

0
SHARE

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland C/Xakiin Cumar Cameey ayaa sheegay in Dhallinayro ka tirsanaa Al-shabaab oo ay dagaal ku qabteen islamarkaana ku wareejiyeen Xarun ku taalla Muqdisho la siidaayay.

Waxaa uu Sheegay Madaxwene Cameey in Dhallinyaradaas dhaqan celin ahaan loogu wareejiyay xarunta Elman ee Dhallinyarada lagu dhaqan celiyo.

Dhallinyaradaas ayuu sheegayaa in qaarkood la siidaayay kaddibna ay dib ugu laabteen Al-shabaab,iyaga oo mar kale dagaallamayana ay gacanta ku dhigeen.

Camey ayaa sheegay in mar kale Dhallinyaro ka tirsan Al-shabaab oo ay gacanta ku dhigaan asyan u wareejin doonin Muqdisho,taas beddelkeedana ay iyava heyn doonaan.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY