Dhagayso Xog : Shabaab oo Doonaya iney sameeyaan Qarax lamid ah kii...

Dhagayso Xog : Shabaab oo Doonaya iney sameeyaan Qarax lamid ah kii Hargaha & Saamaha

0
SHARE

Dowladda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in qaraxii ka dhacay maqaayad ku taal banaanka dekadda Muqdisho lala damacsanaa in ay ahayeen kuwo ka xoog badan qaraxyadii ugu danbeyay ee ka dhacayay muqdisho

Taliyaha ciidamada Boolisa Dowladda Soomaaliya Janeraal Saacid ayaa sheegay in qaraxaas uu dilay 9 qof ilaa 20 kalana ay dhaawacmeen, laakiin bartilmaameedka qaraxaas uu ahaa goob uu ka socday mid kamid ah Imtixaanada qaranka oo ay arday badan ufadhiyeen. Shabaab oo doonayay Qarax lamid ah Kii Hargaha iyo Saamaha

Kooxda AlShabaab oo sheegatay masuuliyadda weerarkii ka dhacay banaanka dekadda Muqdisho ayaa horey udishay ku dhawaad boqol arday xili ay natiijada imtixaankooda ka raadinayeen xaruntii Hargaha iyo Saamaha 4-tii bishii October 2011-kii

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY