Dhageyso Afhayeenka Al-Shabaab Sheekh Abuu Muscab Oo Ka Hadlay Weerarkii Khasaaraha Lagu...

Dhageyso Afhayeenka Al-Shabaab Sheekh Abuu Muscab Oo Ka Hadlay Weerarkii Khasaaraha Lagu Gaarsiiyay Mareykanka.

0
SHARE

Afhayeenka Ciidamada Xarakada al-Ahabab Sheekh Cabdul Caziiz Abuu Muscab  aya ka  hadlay weerarkii habeen hore ciidamada Nasaarada Mareykanka ay kusoo qaadeen deegaanka Daarusalam ee  Maamulaan Alshabab degano ka mida  Sh/hoose.

Abuu Muscab ayaa xusay in al- shabaab  ay hayeen xogta ku aadan weerarka askarta Mareykanka taana ay sabab u noqotay in la fashiliyo qorshihii ay doonayeen askarta Nasaarada Mareykanka ee duulaanka kusoo qaaday deegaankaasi oo ah deegaan hoostaga degmada Awdhiigle ee gobalka Shabeelada hoose

Waxa uu tilmaamay in Mareykanka uu la Kulmay Culays aysan Filaneen isla Markana  Waxa uu shaaca ka qaday in jabkii la Gaarsiiyay  Mareykanka uu la Mid  yahay kii Hore  ee somaliya ay kala Kulmeen isagoo Shegay in ay xasuusan doonaan weeararkaasi ay kala kulmeen jab xoogan

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY