Dhageyso Al-Shabab oo shegay in Mareykanka uu ku Qasaaray Dilkii Osama Bini...

Dhageyso Al-Shabab oo shegay in Mareykanka uu ku Qasaaray Dilkii Osama Bini Laden

0
SHARE

Warbaahinta caalamka ayaa hadal haysa lix sanadood oo uu adduunka ka maqanyahay  Sheekh Osama Bin Laden. kadib Dilkiisii Dunida waxa ay uga dhigneen xiligaasi iyo sidoo kale  waxa mareykanka u qabsoomay arimo ku saabsan arimahasi

radio andalos aya shegaysa in Ciwaannada hore ee Wargeysyada iyo Telefeshinada Reer galbeedka lagu soo qoray ciwaanka “6 Years, the world without Binladen” oo Macnaheedu yahay Caalamka oo Lix Sanadood Bini Laden la’aan ah!.

Osama Hoggaamiyihii Al Qaacidda isaga oo  la Dilay ayaa 6 sanadood kadib  Waxana idaacada ku hadasha Afka  Al/Shabaab ee lagu magacaabo Radio andalus aya Arintaasi ka sameysay Falanqayn ay ugu Mgacdartay Mareykaka lixsano kadib dilkii osama maxa u qabsoomay

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY