Dhageyso baralmanka Galmudug iyo Gudiyo Masug Masuuqay lacago oo Arintooda ay Gaartay...

Dhageyso baralmanka Galmudug iyo Gudiyo Masug Masuuqay lacago oo Arintooda ay Gaartay Heer Xasaasi ah Madaxda Ugu Saraysa Galmudug oo soo Faro Galiyay

0
SHARE

HM__Xafiiska gaalkacyo Guddiga Gurmadka abaaraha Maamulka Galmudug ayaa lagu eedeeyay in ay musuq maasuqeen Deeqo logu talo galay dadka ay abaaru saameysay ee ku nool tuulooyin hoostaga deegaanka Bacaadweyne ee Gobolka mudug.

Xildhibaan Caseer Axmed Yuusuf oo kamid ah Xildhibaanada Maamulka Galmudug ayaa sheegay in tiro lana jeer ah ay Madaxda guddigu ay musuq maasuqeen lacago loo soo dhiibay guddiga islamarkaana ayanan gaarsiin dadkii logu talo galay.

Xildhibaanka ayaa sheegay in xiliagan dadka ku nool 16 tuulo oo hoostaga deegaanka Bacaadwyen ay ka jiraan dhibaatooyin ay sababeen Biyo la’aan baahsan oo halkaasi ka jirta waxa uuna ugu baaqay guddiga Gurmadka abaaraha Soamaliya in aysan mardambe lacago ugu soo dhiibin Guddiga Gurmadka abaaraha Maamulka Galmudug.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY