Dhageyso barlamanka Somaliya Xubno ku Jira oo Dilkii Wasiir Cabas ku edeyay...

Dhageyso barlamanka Somaliya Xubno ku Jira oo Dilkii Wasiir Cabas ku edeyay Ra,iisul Wasaraha iyo Madaxwyne Farmaajo

0
SHARE

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo ka mid ah Golaha Shacabka Baarlamaanka ayaa waxa uu sheegay inay khalad aheyd qaabkii loo maray xilka qaadistii lagu sameeyey Hanti dhowraha Qaranka Nuur Jimcaale.

Daahir Jeesoow ayaa waxa uu dayacaad Amni oo lagu sameeyey keentay in Wasiirka dilkiisa ku fududaaday isagoo sheegay In Xasan Cali Kheyre uu dusha saaranayo Eedaasi maadaama uu kala fadilay Wasiirada oo qaarna Buruuf inay kusodaan ka dhigay kuwana shacab gaadiidka ay wataan ah.

Sikastaba Hanti dhowraha Qaranka Ee Xilka Xukuumada ka qaadeen ayaa ku adkeysanaya weli inuu yahay midka sharciga ah ee Xilkaasi haya.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY