Dhageyso Barlmaanka Soomaliya oo lagu Edeynayo in Ay Diidan Yihiin in Somaliya...

Dhageyso Barlmaanka Soomaliya oo lagu Edeynayo in Ay Diidan Yihiin in Somaliya Ciidan Awood leh loop Dhiso Maxay Tahay Sababtu?

0
SHARE

Waraysigan oo uu Mudane C/kariin Aadan Wagaafe   ayaa aad ugaga hadlay Faaiidada ay u leedahay in dalka Soomaaliya loo dhiso ciidamo difaaca sugana nabad geyada wadanka si looga maarmo ciidamada shisheeye.

Sidoo kale wuxuu ku dheeraaday Xubnaha Baarlamaanka ee diidani iney u jeedooyin kala duwan ka leeyihiin in la dhiso ciidamada somaliya,wuxuuna ummadda somaliyeed ku la dardaarmay iney u soo jeensadaan sidii ay dalkooda dhibaatada uga saari lahaayeen.

HOOS KA DHAGEYSO

LEAVE A REPLY