DHAGEYSO:-Beesha Habargidir iyo Raysal Wasaare Kheyre kulan Xasaasi ah Muqdisho ku Yeeshay...

DHAGEYSO:-Beesha Habargidir iyo Raysal Wasaare Kheyre kulan Xasaasi ah Muqdisho ku Yeeshay maxase lagu Heshiiyay?

0
SHARE

HM__Xafiiska Muqdisho Dowladda Soomaaliya ayaa war aad loogu farxo ka heshay Beesha Habar Gidir oo kamid ah beelaha Hawiye kadib kulamo maalmo badan qaatay oo ay la hayeen.

Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Madaxweyne Farmaajo iyo RW Kheyre ay dalbadeen taageerada Beesha Habar Gidir kadib markii uu shaki xoogan soo kala dhex galay.
Arinta Kiiskii Hanti-dhowraha Guud ayaa xal rasmi ah laga gaaray

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY