Dhageyso Caleema Saarka Madaxweynaha Galmudug oo ay ka Qayb Galayan Madax iyo Siyaasiyiin caan ah , Cadado oo maanta ay ka Soconayan Xaflado kala duwan

Madax kala duwan oo ka socda dowladda Soomaaliya iyo sidoo kale maamul goboleedyadda ayaa lagu waddaa in ay ka qeyb galaan Caleema Saarka Madaxweynaha Galmudug oo lagu qabanaayo Magaalada Cadaado.

Madaxda ka qeyb galeysa ayaa waxaa ka mid Madaxda maamul goboleedyadda sida Jubbland, Puntland, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed.

Sidoo kale Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa lagu waddaa in uu maanta gaaro Magaalada Cadaado.

Hoos ka Dhageyso Codka 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




> Mike Edwards Authentic Jersey 
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
 
Advertisements