Dhageyso Dagaal Culus oo Xalay Saqdii Dhxe la Qaaday, Diyaarado Dagaal oo...

Dhageyso Dagaal Culus oo Xalay Saqdii Dhxe la Qaaday, Diyaarado Dagaal oo ka Qayb Galay , Qasarihii ugu Danbeyay

0
SHARE

Ciidanka Xoogga dalka oo garab ka helaya Ciidamo cadaan ah ayaa xalay weerar waxa ay ku qaadeen saldhigyo ay Shabaab ku lahaayeen Degaano ka tirsan Shabeelaha Hoose.

Guddoomiyaha Degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeelaha Hoose Maxamed Aweys Abuukar ayaa Idaacadda Risaala u sheegay Dagaalkan in uu ahaa mid qorsheysan oo lgu beegsaday saldhigyada Shabaabka.

Waxa uu sheegay Guddoomiyaha Dagaalka in uu bilwoday xalay saqdii dhexe, uuna socday ilaa saakay arroortii, wuxuuna sheegay Dagaalka in ay garab ka siiyeen Ciidamo cadaan ah oo watay Diyaarado.

 Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY