Dhageyso Dagaalo beleedyo Culus oo ka Socda Degano Hoos Taga Galmudug, Dhimashada...

Dhageyso Dagaalo beleedyo Culus oo ka Socda Degano Hoos Taga Galmudug, Dhimashada iyo Dhawaca oo Gaaraya ilaa…

0
SHARE

Wararka naga soo gaaraya  degaanka Labi Caano oo ka tirsan gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa  sheegaya  in Maanta halkaas uu ka dhacay dagaal beeleed .

Degaanka Labi Canaao ayaa waxaa uu ka mid yahay degaanada hoos yimaada Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Gobolka Galgaduud.

Dagaalka ayaa la sheegaya in uu u dhaxeeyay maleeshiyo beeleed wada dega degaanka Labi Caano.

Inta la xaqiijiyay 8 qof ayaa ku dhimatay 10 kalena dhaawac ayaa soo gaaray sida ay idaacadda Risaala u sheegeen dad goobjoogaal ah oo ku sugan gobolka Galgaduud.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY