Dhageyso Dowlada Somaliya oo Faah Faahin ka Bixisay Qasarihii ka Dhashay Qaraxii...

Dhageyso Dowlada Somaliya oo Faah Faahin ka Bixisay Qasarihii ka Dhashay Qaraxii ka Dhacay Dakada Muqdisho

0
SHARE

Qaraxan oo ahaa mid loo adeegsaday Gaari waxyaabaha Qarxa laga soo buuxiyay, ayaa la sheegay in uu ka dhacay goob maqaaxi ah oo dad shacab ah ay ku sugnaayeen.

5 Qof ayaa ku dhimatay oo ay ku jiraan Hooyo iyo wiilkeeda, 6 kalena way ku dhaawacmeen, Qaraxa ka dhacay derbiga Dekada Magaalada Muqdisho, sida ay sheegeen saraakiisha laamaha ammaanka.

Goobta uu Qaraxa ka dhacay ayaa waxa ay isku bedeshay buuq iyo sawaxan, waxaana goobta soo buux dhaafiyay shacab fara badan.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY