Dhageyso Dowlada Somaliya oo Gacanta ku Dhigtay Hub badan iyo Hogaamiyaal iska...

Dhageyso Dowlada Somaliya oo Gacanta ku Dhigtay Hub badan iyo Hogaamiyaal iska laha Hubkaasi oo la Ogaaday

0
SHARE

Ciidanka ammaanka ayaa Howlgal waxa ay ka sameeyeen Degmooyinka Shangaani iyo Wadajir oo ka tirsan Gobolka Banaadir, kaasi oo ujeedkiisa uu ahaa sidii ammaanka loo sugi lahaa.

Ciidanka ammaanka gaar ahaan kuwa loogu tala galay xasilinta Magaalada Muqdisho ayaa maanta xarunta xisbiga ee Degmada Warta-nabadda waxa ay ku soo bandhigeen Hub aad u fara badan iyo waxyaabaha maanka doooriya.

Waxa ay soo bandhigeen Ciidamada Hub aan sharciyeysneen, Bastoolado, Dareeska Ciidanka iyo waxyaabaha maanka dooriya.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY