Dhageyso Dowlada Soomaliya oo Shaacisay Heshiis ay kala Saxiixdeen Madaxda Maamul Gobaledyada

Dhageyso Dowlada Soomaliya oo Shaacisay Heshiis ay kala Saxiixdeen Madaxda Maamul Gobaledyada

0
SHARE

Wasaaradda Warfaafinta Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo wasiirada warfaafinta maamul goboleedyada dalka ayaa xalay wada saxiixday heshiis loogu magac daray Is-fahamka wadashaqaynta iyo hagaajinta habsami u socodka hawlaha warfaafinta qaranka.

Isfahamkan ayaa ka dhashay kulan sadex maalmood qaatay oo Wasaarada iyo xubnaha warfaafinta ee ka socday maamul goboleedyada ku dhexmaray magaalada Muqdisho

Wasiirka warfaafinta Dowlada Federaalka Eng. Cabdirahman Yariisow ayaa wareysi lagala yeeshay Hishiiska.

HOOS KA DHEGAYSO CODKA

LEAVE A REPLY