Dhageyso Dowlada uu Hogaamiye Madaxweyne Farmaajo oo la Sameyay isbahaysi wayn oo...

Dhageyso Dowlada uu Hogaamiye Madaxweyne Farmaajo oo la Sameyay isbahaysi wayn oo ka Soo Horjeeda

0
SHARE

Isagoo ka hadlaya Madaxweynaha Soomaaliya Munaasabada loogu dabaal dagayay 74 Guuradii ka soo wareegatay Aas Aaskii SYL ayaa waxaa uu sheegay in ay Wadaan Qorshe Magaca loogu bedelaayo Canshuurta ay Dowlada Qaado.

Golaha Xukuumada Faderaalka ee Soomaaliya ayaa ka fakaraya Hindise magaca looga bedelayo Erayga Canshuurta oo ay qaado dawladda laguna bedelayo Qaaraan-Qaran sidda uu xalay sheegay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Madaxweynaha ayaa sheegay in Qaaraan-Qaran uu yahay mid muhiim ah oo ay wada bixin karaan Soomaalida, laakiin Canshuur ay tahay arrin aysan jecleyn Shacabka Soomaaliyeed oo ay moodaan wax leys xoogayo.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY