DHAGEYSO:-Dowladda somalia oo yeelatay Mucaaradkii Ugu Horeeyay,Shirar Ka Socda Muqdihso iyo Kenya

DHAGEYSO:-Dowladda somalia oo yeelatay Mucaaradkii Ugu Horeeyay,Shirar Ka Socda Muqdihso iyo Kenya

0
SHARE

Warar ay heshay Warbaahinta Somalida  ayaa sheegaya xubno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya gaar ahaan Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare in ay dhaqdhaqaaq siyaasadeed ka wadaan Magaalada Nairobi ee dalka Kenya, taasi oo ay kaga gol leeyihiin in Dowladda Federaalka ay ku furaan Mowjado Siyaasadeed oo mucaarado ah.

 

Waxaa la sheegayaa xubnahan oo ka kala tirsan Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare in ay kulamo joogto ah ku leeyihiin Hoteelo ku yaalla Magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaasina ay ku falanqeynayaan xaalada siyaasadeed ee dalka uu marayao.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY