Dr Nuur Faarax jimcaale oo ay xukuumada horay u sheegay in ay xilka qaadis ku sameeyeen ayaa waxa uu sikulul kaga horyimid xilka qaadista la sheegay in lagu sameeyay iyo waliba xil wareejinta Shalay ka dhacday Muqdisho uu xilka kula wareegay ku xugeynkiisa kaa oo horay xukuumada si KMG ah xilka ugu dhiibeen
hoos ka dhagayso codka