Dhageyso Faah Faahino Wasiir ka Tirsan Xukumada Farmajo oo Muqdisho Lagu Dilay...

Dhageyso Faah Faahino Wasiir ka Tirsan Xukumada Farmajo oo Muqdisho Lagu Dilay ,Waraysigii Ugu Danbeeyay Ee Wasiirkii Howlaha Guud Marxuum Cabaas Siraaji uu bixiyay+Taariikh Nolaleedkiisa

0
SHARE

Al-baabka Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu dilay wasiirkii Howlaha Guud iyo Dib udhiska Cabaas C/laahi Shiikh Siraaji.

Wasiirka ayaa waxaa dilay Ciidan ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo la sheegay in ay ka shakiyeen Gaariga wasiirka waxaana rasaastii ay ku fureen sababtay Dhimashada wasiir Siraaji.

Cabaas C/laahi Shiikh Siraaji ayaa sidoo kale ka mid ahaa Xildhibaanada Soomaaliya waana wasiirkii ugu da’da yaraa Xukumadda Ra’iisal wasaare Kheyrre.

Hoos ka dhageyso Waraysigii Ugu Danbeeyay Wasiirka Dhintay Uu Bixiyay

LEAVE A REPLY