DHAGEYSO: Faahfaahin Qarax Culus oo Goor dhacay Muqdisho ,Qasaarihi ka Dhashay

DHAGEYSO: Faahfaahin Qarax Culus oo Goor dhacay Muqdisho ,Qasaarihi ka Dhashay

0
SHARE

Gudoomiyaha degmada Wadajir ee gobolka Banaadir Axmed Cabdulle Afrax ayaa waxa  uu ka  waramay Gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa oo maanta ku qarxay degmadaasi.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in Gaariga oo ay wateen labo wiil in  ay ka shakiyeen Ciidamada Ammaanka.

Sidoo kale waxaa uu sheegay in gaarigaasi uu qarxay Markii Ciidamada Ammaanka ay qabteen ,islamarkaana ay waxyeelo soo gaartay Askar ka tirsan Ciidamada dowladda,Ciidamada Ammaanka ayaa qabtay nimankii waday Gaariga waxaana toogasho lagu dilay mid ka mid ah  midkii kalena uu baxsaday.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY