Dhageyso Gaas oo Amnga Gaalkacyo Ka Hadlay iyo Warar kale oo Shegaya...

Dhageyso Gaas oo Amnga Gaalkacyo Ka Hadlay iyo Warar kale oo Shegaya in Gaalkacyo…

0
SHARE

Madaxweynaha Maamulka Puntland C /weli Maxamed Cali “ Gaas “ ayaa sheegya in Maamulkkiisa uusan aqbali doonin in amni daro ay ka sii jirto Magaalada Gaalkacyo.

C/weli Gaas ayaa sheegay in Shacabka Magaalada Gaalkacyo loogu baahan yahay in ay ka shaqeeyaan Nabada iyo amniga guud ee Magaalada Gaalkacyo.

Waxa uu sheegay in ay muhiim tahay in laga wada shaqeeyo sugidda amniga iyo sidii Shacabka Gaalkacyo ay si nabad ah ugu noolaan laayeen,Waxa uu sidoo kale Shacabka Gaalkacyo ugu baaqay in aysan u dulqaadan cid walbo oo dhib ku heysta iyo shaqsiyaadka gaarka ah ee ka shaqeynaya amni darada Magaalada Gaalkacyo.

Sidoo kale Madaxweynaha Maamulka Puntland C /weli Maxamed Cali “ Gaas “ ayaa sheegay in Puntland ay diyaar u tahay mar walbo in Galmudug ay kula noolaato Nabad iyoXasilooni.

Hoos ka dhageyso Codka

LEAVE A REPLY