Dhageyso Galmudug iyo Ahlsuna oo la Shegay Burburitankii heshiiskood in ay ka...

Dhageyso Galmudug iyo Ahlsuna oo la Shegay Burburitankii heshiiskood in ay ka Qayb Qaateen Siyaasiyiin caan ah

0
SHARE

Maamulka galmudug iyo  ahlusna Ayaa la Sheegay Heshiiskoodii burburay in ay ka Danbeyeen Siyaasiyiin Caan ah kuwaasi oo ku lug laha in uu Heshiiskaasi Burburo Waxana Soo baxaya Warar kala duwan oo ku aadan Qodobadii labada dhinac ay isku afgaran waayeen ka hor Heshiis la doonayay in labada dhinac lagu dhax dhaxadiyo oo Maamulka ahlsuna ay ku soo Biraan Dowlad Gobaleedka Galmudug

Dowlada Soomalia aya Gar wadeen ka Ahayd Sidii labada Dhinac ee Glamdug iyo ahlusuna la isugu keeni lagaa Balse  Arintan aya Noqotay Mid lagu Guul Daraystay Wajigii 1aad taasi oo  keentay in Dowlada Soomalita a Walaac ka muujiso sii socoshada Heshiis la rabay in labada dhinac la isugu keeno

Ahlusuna Dhankooda ayaa Aha kuwo soo Bandhigay  Sharuudo adag oo dowlada somaliya ay damacday in ay wax ay ka badasho si labada dhinac ay isgu soo dhawadaan balse Ahlusunna ayaa  diiday in wax ka  badal lagu sameeyo qodobo ay soo bandhigeen  Ahlusuna Waljameeca]

Maxmed Xaaji Xuseen Wasiirkii Arimaha Gudaha Maamulkii Ximan iyo Xeeb  ayaa sheegay in Xildhibaano iyo wasiiro xilal kasoo qabtay Dowladdii Xasan Shiikh Maxamuud  faraglin cad ay ku hayaan wada-hadalka Maamulada Galmudug iyo Ahlu-sunna, islamarkaana kii ugu dambeeyay ay ayaga burburiyeen.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY