Dhageyso Gudiga Gob oo ku dhawaaqay in wax ka yar 10KM ay...

Dhageyso Gudiga Gob oo ku dhawaaqay in wax ka yar 10KM ay wadaddi la dhisiyay u jirto Hobyo Waxayna Fariin ay u Direen bulshada Somaliyed Dal iyo dibad

0
SHARE

Dhismaha wadada Hobyo highway EE isku xirta magaalooyinka Galkacyo ilaa Hobyo oo laga bilaabay wajigeedii 1aaad magalada Wisil taariikhdu markii ay ahayd 21 Maarso,2016 ayaa lasoo gabagabeeyay 18 maarso,2017 inta u dhaxaysa Wisil iyo Gawaan, Wajiga 2aad EE dhismaha waddada ayaa laga bilaabay Gawaan ilaa Hobyo

17 May,2017 Ayaa lagu guulaystay in la isku furo 3km oo bacaaadka SAQIIRO oo ahayd halka ay wadadu ka xirnayd oo ay ku adkayd inay Maryan gaari weyn iyo kuwa yar yarba ” Howlwadeenada Gob oo horkacaya shaqaalaha ayaa qabsaday sadexda 3km oo ugu darnayd 7:35 subaxnimo waqtiga Hobyo.

Gawaarida ayaa loo furay wadada iyadoo markii ay adkayd masaafada lagu tago Galkacyo ilaa Hobyo ,Waxaaan Hambalyada la wadaagayaa madaxda Gob, Howlwadeenada, shaqaalaha, wakiilada iyo Deeq bixiyaasha waddada Galkacyo ilaa Hobyo oo maanta lagu guuulaystay Bacaadkii SAQIIRO

Gudiga Gob aya Sheegay in Waadada Wax ka Yar 7KM ay u Jirto Mgaalada Hobyo waxana ay shaaca ka qaadeen in wali loo Baahan yahay in Bulshada ay ka sii qayb qaatan  hawushan oo  ay shegeen in shacabka soomaliyed ay  ka qateen kaalin wayn

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY