DHAGEYSO:-Guux Siyaasadeed oo ka jira puntland & siyaasi ka horyimid in barlamanka...

DHAGEYSO:-Guux Siyaasadeed oo ka jira puntland & siyaasi ka horyimid in barlamanka puntland la kordhiyo

0
SHARE

Siyaasi Cabdi Waran-jaan oo ka mid ahaa sanadkii 1998-dii Ergeygii Gobolka Nugaal uga qeybgashay Doorashadii ugu horeysay markii la asaasay maamulka Puntland ayaa ka hadlay dooda ka jirta kordhinta tirada Baarlamanka Puntland

Wuxuu sheegay Cabdi Waran-jaan haddii la furayo arrintan in loo baahan yahay in la isugu yimaado shir weyne balaaran oo la mid ah midkii lagu asaasay Puntland, isagoona taas bedelkeeda ku dhaliilay Madaxweynaha Puntland inuu rabo qaab aan sax ahayn in loo furo mowduuca ku salaysan qancin beelo cabanaya.

hooska dhagayso caodka

LEAVE A REPLY