Dhageyso Hogaamiyaal Sar Sare oo ka Tirsan Kooxda Daacish oo lagu Qabtay...

Dhageyso Hogaamiyaal Sar Sare oo ka Tirsan Kooxda Daacish oo lagu Qabtay Gudaha Somaliya Sacadihii la Soo Dhafay

0
SHARE

Kadib Argagaxisada oo kusoo badaneysa Deegaanada Puntland ayaa waxa ay taasi cabsi ku abuurtay Habsami socodka Shaqo Ee Mas’uuliyiinta Maamulkaasi.

Qarax ayaa qof ismiidaamiyey uu ka fuliyey Shalay gelinkii dambe Magaalada Boosaaso.

Xaalada waxay saaka tahay mid deggan waxaase jira faah faahin kasoo baxeysaa qaabka qaraxa u dhacay.

Gudoomiyaha Gobolka Bari Ee Puntland Yuusuf Maxamed Waceys ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen Shan katirsan Maleeshiyada Daacishta.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY