Dhageyso Kulamadii Madaxweyne Xaf iyo Farmaajo dhax Maray Maxay Galmudug uga Dhigan tahay Maxaase laga wada Hadlay?

Kulan kaan oo ka dhacayXarunta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa ahaa mid aan Noo ogolaan in Saxaafada ay Goobjoog Ka.ahaato

Waxa jira Warar Hordhaca oo kasoobaxaya waxyaabaha ay kawada hadleen Labada Madaxweyne

Wararka ayaa sheegaya in Madaxweynaha soomaaliya farmaajo uu kala hadlay Madaxweynaha Cusub Galmudug Axmed Ducaale Gele Xaaf in uu ka shaqeeyo sidii Maamulka ahlu Sunna uu ugu soobiiri lahaa Galmudug si Gobolada Mudug iyo Galgaduud ay uyeeshaan hal maamul oo Dadku ay kuwada Qanacsanyihiin

              HOOS KA DHAGAYSO WARBIXINTA 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




> Mike Edwards Authentic Jersey 
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
 
Advertisements