Dhageyso Maamulka Degamada Gaalkacyo ee Galmudug oo faah Faahin ka bixiyay Xaaldaha...

Dhageyso Maamulka Degamada Gaalkacyo ee Galmudug oo faah Faahin ka bixiyay Xaaldaha Amni ee Gaalkacyo

0
SHARE

Xirsi Yuusuf Bare Gudoomiyaha Degmada  Gaalkacyo ee Dowlad Gobaleedka Galmudug aya Waxa uu warbixin  dheeraad ah uu ka Bixiyay Xaaldaha Amni ee Magalada Gaalkacyo

Waxa uu sheegay in La Diyaariyay Ciidamo ka Shaqyan Doona Amaanka Gobalka Mudug  isla Markaa inta lagu Guda jiro Bisha Barakaysan ee Ramadan aanan la Ogalaan doonin Gobaha  cunta lagu kariyo xiliga maalinkii ah inta lagu guda jiro bisha barakaysan ee ramadaan.

Sidoo kale Xirsi Waxa uu   amar Siiyay Ciidamada  Dowlad gobaleedka Galmudug isagoo ku amray in ay Talaabo ka Qaadan Cid kasta oo ay ku arkaan in ay furayan Goobaha dadka aan soomin ay ka cunteeyaan

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY