Dhageyso Maamulka galmudug oo ka Hadlay Dhacdooyinka Dagaalo iyo Weeraradii ugu...

Dhageyso Maamulka galmudug oo ka Hadlay Dhacdooyinka Dagaalo iyo Weeraradii ugu danbeyay ee ka dhacay Bariga Gobalka Mudug,

0
SHARE

Masuuliyiin ka Tirsan Galmudug aya ka Hadlay Weeraro ka dhacay degano  Hoos Taga Saaxo Halkaasi oo la shegay in ay ka dhaceen weraro ka dhashay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhawac

Gudoomiyaha deegaanka tuulo qorax ee galmudug maxamed axmed shidane ayaa ka warbixiyay weerar qasaara gaystay oo ka dhacay inta u dhaxaysa deegaanada saaxo iyo tuulo qorax ee galbeedka gobalka mudug.

Maxamed axmed shidane gudoomiyaha deegaanka tuulo qorax ayaa sheegay in weerar kaasi ay gaysteen malayshiyaad hubaysan oo kasoo ruqaansaday deegaanka saaxo ee galbeedka gobalka mudug

inta la Ogyahay  3rrux aya ku dhintay Weerarkaas waxana ku dhwacmay 4ruux sida uu shegay Gudoomiyaha Deganka Tuulo Qorax e Galmudug waxana uu shaaca ka qaaday in weeraradaasi ay tahay dhib wayn oo soo korarka , dowlada soomaliya madaxda ugu saraysa ayuu ka dalbaday in wax laga qabto dagaalada iyo weerarada u dhaxeeya xoolo dhaqato ka kala soo jeeda galmudug iyo puntland

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY