DHAGEYSO: Maamulka Galmudug oo Ku Dhawaaqay in Xiriirka ay jareen Dowlada Soomaliya

DHAGEYSO: Maamulka Galmudug oo Ku Dhawaaqay in Xiriirka ay jareen Dowlada Soomaliya

0
SHARE

HM__Xafiiska Gaalkacyo Wasaarada Waxbarashada ee Maamulka Galmudug ayaa sheegtay in ay hakisay xiriirkii ay lala laheyd Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya.

Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Waxbarashada ee Maamulka Galmudug Abshir Cabdi Shiiqoow ayaa sheegay in ay joojiyeen Wada shaqeyntii ay la lahaayeen Wasaarada Waxbarashada Dowladda  Soomaaliya.

Wasiirka ayaa ku eedeeyay Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya in ay ka jirto maamul xumo baahsan

Waxa uu sheegay in ay si iskood ah u qaadayaan Imtixaanada isla markaana aysan waxbo ugu baahneyn Dowladda maadaama dhowr jeer sida uu sheegay ay u dacwoodeen.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY