Dhageyso Madaxda Galmudug oo ku dhawaqay Dagaal Culus oo lagu Qaadi Doono...

Dhageyso Madaxda Galmudug oo ku dhawaqay Dagaal Culus oo lagu Qaadi Doono Dadka….

0
SHARE

maxamed xaashi cabdi carabeey Madaxwayne Ku xigeenka galmudug oo warbaahinta kula hadlay magaalada cadaado ee caasimada kmg ah ee galmudug ayaa ka hadlay isbaarooyin kusoo laabtay deegaano ka tirsan galmudug.

Carabeey ayaa sheegay in ciidanka galmudug oo iskugu jira kuwa daraawiishta booliska iyo nabad sugidu ay ka howlgali doonaan sidii loo qaadi lahaa isbaarooyinka yaal deegaanada galmudug.

Hadalka madaxwayne ku xigeenka galmudug maxamed xaashi cabdi ayaa imaanaya xili isbaarooyin hor leh lasoo bilqay wadada xariirisa magaalooyinka gaalkacyo iyo cadaado ee galmudug

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY