Dhageyso Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho kula Kulmaya Odayasha iyo Xildhibanada Beesha Sacad...

Dhageyso Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho kula Kulmaya Odayasha iyo Xildhibanada Beesha Sacad ee Galmdug iyo ka qeyb galka kulamo ka dhacaya Muqdisho iyo kan bishaan 11-keeda ka furmayo London.

0
SHARE

Muqdisho, markii ugu horeysay Tagey madaxweynaha cusub ee maamulka Glamudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf, kaasi oo si weyn loogu soo dhaweeyey garoonka Muqdisho.

Madaxweyne Xaaf ayaa ka hadlay safarkiisa, waxaana uu sheegay inuu u Tagay  ka qeyb galka kulamo ka dhacaya Muqdisho iyo kan bishaan 11-keeda ka furmayao magaalada London.

Seddexdii bishaan May ayaa loo doortay Xaaf madaxweynaha maamulka Galmudug, kadib doorasho ka dhacday magaalada Cadaaado, kaasi oo badalay madaxweyne Guuleed oo xilkaasi isaga tagay. Waxana Madaxwyne Xaaf Muqdisho uu kula Kulmi Doona Xildhibanada Beesha Sacad ee Ku Jira Dowlada Soomaliya

Hoos k Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY