Dhageyso Madaxweynaha Jubaland”Galmudug iyo Puntland Heshiis Dhab ah Waa in ay Garaan,...

Dhageyso Madaxweynaha Jubaland”Galmudug iyo Puntland Heshiis Dhab ah Waa in ay Garaan, Dagaal maalin walba laguma jiri karo””

0
SHARE

Madaxweynaha Mamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ” Axmed Madoobe”  ayaa kahadlay Heshiiska ay waa gaareen Madaxweynayaasha Maamulada Punland iyo Galmudug.

Axmed Madoobe ayaa sheegay in heshiiska ay labada Madaxweyne wada gaareen u wax badan ka badali doono Xaalada degaanada Maamulada Puntland iyo Galmudug.

Waxa uu sheegay in a muhiim tahay in laga wada shaqeeyo sidii la isku fur lahaa wadooyinka xeran ee degaanada Puntland iyo Galmudug.

waxa uu rajo waaagsan ka muujiyay dhaqan gelinta Heshiiska ay wada gaareen labada Madaxweyne isla markaana faa’iido ay ka heli doonaa shacabka labada Maamul.

Hoos ka  Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY