Dhageyso Madaxweyne Farmaajo iyo ismail Cumar Gulle oo ka Wada Hadlay arimo...

Dhageyso Madaxweyne Farmaajo iyo ismail Cumar Gulle oo ka Wada Hadlay arimo Somaliya ku saabsan iyo Dakadaha

0
SHARE

Madaxweynaha dowladda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa faahfaahin ka bixiyay kulan uu Shalay la qaatay Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo.

Mudane Geelle ayaa sheegay in uu kala hadlay Madaxweynaha Soomaaliya xiriirka ka dhaxeeya labada dal iyo sidoo kale sidii loo hormarin lahaa dhaqaalaha labada dal.

Madaxweyne Farmaajo ayaa lagu waddaa in uu maanta ka qeyb galo furitaanka deked cusub oo laga hirgaliyay dalka Jabuuti.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY