Dhageyso Madaxweyne Xaaf Ahlusuna Arinteeda Qaabka uu u Marayo in Galmudug lagu...

Dhageyso Madaxweyne Xaaf Ahlusuna Arinteeda Qaabka uu u Marayo in Galmudug lagu Soo Daro

0
SHARE

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Geelle Ducaalle oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu sheegay in xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Galmudug laga doonaayo in ay fursad siiyaan tan iyo inta uu wada hadal laga galaayo ururka Ahlusunna ee gobolada Dhexe.

Waxaa uu sheegay in Beesha Caalamka iyo sidoo kale dowladda Soomaaliya ay ka codsadeen in uusan soo dhisin wax wasiiro ah , asagoo aan soo gabagabeyn wadahadalada maamulka Ahlusunna .

Axmed Geelle Ducaalle ayaa sidoo kale ugu baaqay Madaxda maamulka Ahlusunna in ay muujiyaan Tanaasul

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.