Dhageyso Madaxweyne Xaaf oo Soo Gaban Gabeyay Safarkisi London, Kulamo ka Dhacay...

Dhageyso Madaxweyne Xaaf oo Soo Gaban Gabeyay Safarkisi London, Kulamo ka Dhacay London iyo Wafdiga oo ka Duulay london

0
SHARE

HM__Xafiiska London Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Ahmed Ducaale Gelle Xaaf aya Soo Gaban Gabeyay Safar uu ku Joogay Magalada London Waxana Wafdiga Madaxweyne Xaaf ay ka Qyab Galeen Shir looga Hadlayay arimaha Soomaliya kaasi oo lagu Qabtay Magalada London

Wafdiga Madaxweynaha Galmudug aya ka Dhoofay Mgaalada London iyagoo ku sii Jeeda Mgaalada Muqdisho Waxana Wafdiga Madaxweynaha ay sii Mari Doonaan Magalada Muqdisho iyagoo kadib uga sii gudbi Doona Mgaalada Cadaado oo Xaurn u ah Maamulka galmudug Halkaasi oo lagu Qaban Doono Xaflada Caleema Saarka Madaxweyne Xaaf

inta uu ku Sugna London Ayaa Waxa uu kulamo Kala duwan uu la Qaatay Jaaliyada Galmudug ee london iyo Sidoo kale Xubno ka Socda Jaaliyadaha Galmudug ee Qarada Yurub kuwaasi oo soo Gaaray London si Madaxweyne Xaaf ay ula Kulmaan , Hadaba Warbaahinta Hobyomedia.com aya Arimahaasi Waxa ay Wax ka Waydiiyay Ahmed Shire oo ka Mid ahaa Siyaasiyiin ka Qayb Galy Kulamo Madaxweyne Xaaf uu la Qaatay Jaaliyadaha

Hoos ka Dhageyso Codka 

 

LEAVE A REPLY