Dhageyso Maxa ka Jira in Dowlada Soomaaliya ay Gudbisay Dacwad ka dhan...

Dhageyso Maxa ka Jira in Dowlada Soomaaliya ay Gudbisay Dacwad ka dhan ah Xildhibaanadii Nairobi ku shiray ee ka Soo Horjeday Madaxweynaha Somaliya

0
SHARE

HM__Muqdisho Xildhibaanadii ku bahoobay Dalada Horusocod ayaa beeniyay in ay jiraan wararka sheegay Dowladda Soomaaliya in ay Kenya u gudbisay dacwad ka dhan ah Xildhibaanadan oo ku sugnaa Magaalada Nairobi.

Xildhibaan C/fataax Ismaaciil Daahir kana mid ah xildhibaanada ku bahoobay madasha Horusocod ayaa beeniyay warkaasi, oo ay baahiyeen warbaahinta qaar ee dalka.

Muqdisho iyo Kenya Waxa ka Dhacay Kulamo Xasaasi ah oo ay Yeelanayan Xildhibaano  ka Tirsan Kuwa Dowlada Fadaraalka Soomaliya Waxana xildhibanadaasi ay ku Dhawaaqeen Madal ay ku shegeen Hoay u Socod Taasi oo la shegay in xildhibanada ku Haboobay ay ka Soo Horjeedaan Qaabka Madaxda ugu Saraysa Dalka ay Wax u Ku Wadan

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY