Dhageyso Maxamed Siyaad indha-cadde oo ka Hadlay Dhibatada ay la Soo Baxday...

Dhageyso Maxamed Siyaad indha-cadde oo ka Hadlay Dhibatada ay la Soo Baxday Dowlada Farmaajo iyo Sida looga Hortagi karo

0
SHARE

Maxamed Siyaad indha-cadde oo kamid ahaa Saraakiishii Hore ee Ciidamada Dowladda Soomaliya ayaa  ka hadlay dhibaatooyinka lagu qabo ilaalada Madaxda Dowladda Soomaliya xiliyadda ay marayaan wadooyinka Magaalada Muqdisho.

Jeneraal Indha Cadde ayaa sheegay  xalka arintaas in uu ku jiro in wado gaar ah loo sameeyo Mas’uuliyiinta Dowladda Federaalka Soomaliya iyo Ilaaladooda si buu yari shacabka aysan waxyeelo usoo gaarin xiliyadda ay kala shakiyaan ilaaladda Madaxda Dowladda.

Waxa uu dhanka kale ka hadlay Arimo bdan oo dhanka dowlada ku aadan.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY