Dhageyso:- Maxkamadda Ciidamada oo Xukun Dil ah ku Fulisay Ninkii waday Gaarigii...

Dhageyso:- Maxkamadda Ciidamada oo Xukun Dil ah ku Fulisay Ninkii waday Gaarigii ku Qarxay Suuqa Beerta ee muqdisho

0
SHARE

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa Saakay Xukun Dil ah ku Fulisay C/qaadir Cabdi Xasan oo ka tirsan Al-shabaab oo ahaa Ninkii waday Gaarigii ku Qarxay Suuqa Beerta ee Degmada Waabari 27-kii November ee Sanadkii hore 2016.

Kuxigeenka Xeerilaaliyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Kabtan Muxuyadiin Xuseen oo la hadlay Warbaahinta ayaa ku dhawaaqay Xukunka lagu riday C/qaadir Cabdi Xasan.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

LEAVE A REPLY