Dhageyso Odayaal ka Hadlay Aqoonta ay u Leeyihiin Axmed Ducaale Geellee Xaaf...

Dhageyso Odayaal ka Hadlay Aqoonta ay u Leeyihiin Axmed Ducaale Geellee Xaaf iyo Wxa uu Qaban Karo

0
SHARE

Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Galmudug ayaa loogu baaqay in codkooda ay siiyaan Musharax Madaxweyne Axmed Ducaale Geellee Xaaf oo u taagan qabshada xilka Madaxtinimo ee Maamulka Galmudug.

Nabadoon Cadceed Sheekh Doon Diiriye ayaa ka dalbaday Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug in ay doortaan Musharax Xaaf oo ku tilmaamay shaqsi howl-kar ah.

Nabadoon Diiriye ayaa tilmaamay in Musharax Xaaf uu wax badan ka yaqaano arimaha Degaanda Galmudug, islamarkaana uu yahay shaqsiga kaliya ee ka shaqeyn kara horumarka iyo danaha Shacabka Reer Galmudug.-

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY